{"id":508342,"date":"2024-02-21T10:09:23","date_gmt":"2024-02-21T07:09:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508342"},"modified":"2024-02-21T10:09:23","modified_gmt":"2024-02-21T07:09:23","slug":"maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-u-fariisatay-dacwad-ka-dhan-ah-nin-gubay-xaaskiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-gobolka-banaadir-oo-u-fariisatay-dacwad-ka-dhan-ah-nin-gubay-xaaskiisa\/","title":{"rendered":"Maxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisatay dacwad ka dhan ah nin gubay xaaskiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa saakay billowday dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa&#8217;uud oo horay u gubay Xaaskiisa oo uur lahayd.<\/p>\n<p>Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay degmadda Dharkeynleey ee gobolka Banaadir 26 kii January, waxanya ciidamada ammaanku gacanta ku soo dhigeen eedeysanuhu 05-02-2024 xilli uu ku dhuumaalaysanayay meel u dhow degmadda Wisil ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dhibane Luul Sheekh ayaa 07-02-2024 u geeriyootay dhaawacii kasoo gaaray dhibka uu u geystay saygeeda.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda NISA ayaa 14-02-2024 kusoo wareejisay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka eedeysanuhu horgeeyay Maxkamadda gobolka Banaadir 15-ki bishan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa saakay billowday dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa&#8217;uud oo horay u gubay Xaaskiisa oo uur lahayd. Dilka ayaa waxaa uu ka dhacay degmadda Dharkeynleey ee gobolka Banaadir 26 kii January, waxanya ciidamada ammaanku gacanta ku soo dhigeen eedeysanuhu 05-02-2024 xilli uu ku dhuumaalaysanayay meel u dhow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508342","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508344,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508342\/revisions\/508344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508343"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}