{"id":508289,"date":"2024-02-20T12:32:35","date_gmt":"2024-02-20T09:32:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508289"},"modified":"2024-02-20T12:32:35","modified_gmt":"2024-02-20T09:32:35","slug":"wasiirka-cadaaladda-iyo-arrimaha-dastuurka-oo-furay-shirka-la-tashiga-bulshada-rayidka-ah-ee-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-arrimaha-dastuurka-oo-furay-shirka-la-tashiga-bulshada-rayidka-ah-ee-dib-u-eegista-dastuurka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee dib-u-eegista dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee dib-u-eegista dastuurka oo ay ka qeyb galayaan bulshada labeenteeda.<\/p>\n<p>Furitaanka shirka waxaa goob joog ka ahaa wasiiru-dowlada iyo wasiir ku-xigeenka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga la socodka iyo dib-u-eegista dastuurka.<\/p>\n<p>Shirka oo ay soo qabanqaabiyeen hey\u2019adaha dib-u-eegista dastuurka u xil-saaran ayaa ka qeyb galayaashu kusoo gudbinayaan taladooda ay doonayaan in lagu biiriyo cutubyada dastuurka ee baarlamaanku doodooda ku jiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee dib-u-eegista dastuurka oo ay ka qeyb galayaan bulshada labeenteeda. Furitaanka shirka waxaa goob joog ka ahaa wasiiru-dowlada iyo wasiir ku-xigeenka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka iyo guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":508290,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508289","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508291,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508289\/revisions\/508291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}