{"id":508245,"date":"2024-02-19T19:06:37","date_gmt":"2024-02-19T16:06:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508245"},"modified":"2024-02-19T19:06:37","modified_gmt":"2024-02-19T16:06:37","slug":"laba-dhagarqabe-oo-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-qabtay-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/laba-dhagarqabe-oo-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-qabtay-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Laba dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu qabtay Shabeelaha dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 3-aad ee qaybta 27-aad ayaa gacanta ku soo dhigay laba dhagarqabe oo miinooyin ku aasayey inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Xawaadley ee gobolka shabeellaha dhexe, si waxyeelo ugu geystaana shacabka soomaaliyeed ee sida maalinlaha u isticmaala.<\/p>\n<p>Dhagarqabaayasha ayaa lagu kala magacaabaa Ibraahim iyo Cabdiraxmaan Muuse, waxaana ayne u qaabilsanaayeen dhinaca howlgalada miinooyinka, iyaga sheegtay in muddo ah ay ka tirsanaayeen kooxda cadowga Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar (SONNA): Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 3-aad ee qaybta 27-aad ayaa gacanta ku soo dhigay laba dhagarqabe oo miinooyin ku aasayey inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Xawaadley ee gobolka shabeellaha dhexe, si waxyeelo ugu geystaana shacabka soomaaliyeed ee sida maalinlaha u isticmaala. Dhagarqabaayasha ayaa lagu kala magacaabaa Ibraahim iyo Cabdiraxmaan Muuse, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":508246,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508245","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508247,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508245\/revisions\/508247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}