{"id":508227,"date":"2024-02-19T16:58:15","date_gmt":"2024-02-19T13:58:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508227"},"modified":"2024-02-19T16:58:15","modified_gmt":"2024-02-19T13:58:15","slug":"shirka-wadatashiga-wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-oo-muqdisho-lagu-soo-gabagabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wadatashiga-wasaaradda-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-oo-muqdisho-lagu-soo-gabagabeeyey\/","title":{"rendered":"Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):- <\/strong>Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer federal iyo dowlad gobaleed ee arrimaha horumarinta barashada farsamada gacanta iyo Tababarada xirfadaha shaqada (BFTX) ee Soomaaliya ayaa manta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galaya Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha buslahda dowladda federaalka, Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshadda dowladd gobaleedyada<\/p>\n<p>Madashan oo socontay muddo seddex cisho ah, waxaa looga hadla qobbada kala ah; Mideeynta\u00a0 hannaanka horumrinta barashada gacanta iyo tababaradda xirfada ee (TVET program), Isku-dubaridka halbeegyada kala duwan ee (TVET program), Hubinta habraaca ka jawaabida fursadaha suuqa iyo xoojinta shaqa abuurka.<\/p>\n<p>Xubnaha ka socday dowladd gobaleedyada iyo dowladda Federaalka ayaa si wayn u fallanqeeyay sidii loo daadajin lahaa TVET heer gobal, mid degmo ilaa tuulo, iyada\u00a0 oo\u00a0 muhiim wayn u leeyahay dalkeenna faham buuxda laga helay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Shirka wadatashiga Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee heer federal iyo dowlad gobaleed ee arrimaha horumarinta barashada farsamada gacanta iyo Tababarada xirfadaha shaqada (BFTX) ee Soomaaliya ayaa manta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galaya Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha buslahda dowladda federaalka, Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshadda dowladd gobaleedyada Madashan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508228,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508227","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508229,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508227\/revisions\/508229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}