{"id":508225,"date":"2024-02-19T13:20:09","date_gmt":"2024-02-19T10:20:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508225"},"modified":"2024-02-19T13:20:09","modified_gmt":"2024-02-19T10:20:09","slug":"saldhigii-ugu-waynaa-khawaariijta-ee-deegaanka-cali-yabaal-oo-la-burburiyay-iyo-dagaal-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saldhigii-ugu-waynaa-khawaariijta-ee-deegaanka-cali-yabaal-oo-la-burburiyay-iyo-dagaal-ka-socda\/","title":{"rendered":"Saldhigii ugu waynaa Khawaariijta ee Deegaanka Cali Yabaal oo la burburiyay iyo Dagaal ka socda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ayaa Weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhig kooxda khawaariijta ah\u00a0 ku laheed dhul howd ah oo u dhaw Deegaanka Cali Yabaal oo hoostago Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Dagaal xooggan ayaa ka socday Deegaanka Cali Yabaal waxaana Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka si rasmi ah gacanta ugu dhigeen goobahii khawaariijta saldhiga u aheed.<\/p>\n<p>Sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka dagaalka oo bilaawday saakay aroortii ayaa ilaa iyo hadda socda,waxaana khawaariijta lagu gaarsiiyay jab xoogan.<\/p>\n<p>Kooxda Khawaariijta ah oo isku day-day in ay difaacdo saldhiggaas oo muhiim u ahaa ayaa ugu dambeeyn cagta la mariyay oo laga saaray,waxaana hadda xabadu kasii dhaceeysaa dhulka howdka ah ee u dhaxeeyo Cali Yabaal iyo Cowswayne.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deegaanka ee ku sugan Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa maalin walba baadi-gooba xubnaha ka tirsan Khawaariijta eek u dhuumaaleeysanaayo dhulka howdka ah,kuwaas oo hadda noqday qaar la dilay iyo kuwa nolosha lagusoo qabtay.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240219_131759_094.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ayaa Weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhig kooxda khawaariijta ah\u00a0 ku laheed dhul howd ah oo u dhaw Deegaanka Cali Yabaal oo hoostago Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. Dagaal xooggan ayaa ka socday Deegaanka Cali Yabaal waxaana Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":497477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508225","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508226,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508225\/revisions\/508226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}