{"id":508220,"date":"2024-02-19T13:11:32","date_gmt":"2024-02-19T10:11:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508220"},"modified":"2024-02-19T13:11:32","modified_gmt":"2024-02-19T10:11:32","slug":"rw-xamsa-oo-faray-hayadaha-amniga-in-ay-baaritaan-ku-sameeyaan-dilka-shaqaale-ka-tirsan-hayadda-duulista-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rw-xamsa-oo-faray-hayadaha-amniga-in-ay-baaritaan-ku-sameeyaan-dilka-shaqaale-ka-tirsan-hayadda-duulista-rayidka\/","title":{"rendered":"RW Xamsa oo faray hay&#8217;adaha Amniga in ay baaritaan ku sameeyaan dilka shaqaale ka tirsan Hay\u2019adda Duulista Rayidka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, iyaga oo soo bandhigay warbixinno ku saabsan howlaha duulimaadyada dalka.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray hey\u2019adaha amniga in ay baaritaan dhab ah ku saameeyaan, isla markaana ay gacanta ku soo dhigaan dhagar-qabayaasha ka danbeeyey dilkii muwaadin ka tirsanaa shaqaalaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo xalay meydkiisa laga helay gurigiisa, si caddaaladda loo horkeeno, isaga oo tacsi u diray ehellada iyo qoyska uu ka baxay marxuumka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Gaadiidka iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed horumarka ay sameeyeen, isaga oo sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ahmiyad gaar ah siinayso horumarinta Hey\u2019adda Duulista Hawada, si loo sii labo jibbaaro guulaha la gaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, iyaga oo soo bandhigay warbixinno ku saabsan howlaha duulimaadyada dalka. Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa faray hey\u2019adaha amniga in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":508223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508220","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508224,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508220\/revisions\/508224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}