{"id":508196,"date":"2024-02-19T09:45:32","date_gmt":"2024-02-19T06:45:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508196"},"modified":"2024-02-19T10:14:45","modified_gmt":"2024-02-19T07:14:45","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-soo-afjar-xubno-katirsan-khawaarijta-oo-weerar-arbushaad-ah-ku-qaadi-rabay-degmada-ceeldheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-soo-afjar-xubno-katirsan-khawaarijta-oo-weerar-arbushaad-ah-ku-qaadi-rabay-degmada-ceeldheer\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo ka hortagay khawaarij dooneysay weerar arbushaad ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa soo afjaray Koox Khawaarij ah oo doonayay weeraro arbushaad ah iney ku qaadaan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa helay Xogta dhagarta Argagixiso dooneysay iney weeraro Arbushaada ku qaadaan dagmada Ceeldheer ayaa looga hortagay Nawaaxiga Haanta Cagadheere,<\/p>\n<p>Guutada 24-aad Khaalid Bin Walid ee Ciidanka xoogga dalka\u00a0 iyo kuwa deegaanka ayaa dagaal kooban kadib so afjaray Khawaariijta dooneysay iney dhibaateyan Shacabka ku dhaqan Ceeldheer<\/p>\n<hr \/>\n<p>Taliye Guutada 24aad Khaalid Bin Walid Gaashaanle Maxamed Dhagaweyne ayaa Warbaahinta qaranka u Xaqiijiyay in Khawaariijta Jab culus la gaarsiiyay Dhagartoodana laga War hayay walina ay Ciidanku sii baacsanayaan tirada yar ee naf la caariga ah .<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240219_094027_694.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa soo afjaray Koox Khawaarij ah oo doonayay weeraro arbushaad ah iney ku qaadaan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidamada ayaa helay Xogta dhagarta Argagixiso dooneysay iney weeraro Arbushaada ku qaadaan dagmada Ceeldheer ayaa looga hortagay Nawaaxiga Haanta Cagadheere, Guutada 24-aad Khaalid Bin Walid ee Ciidanka xoogga dalka\u00a0 iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":508197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508196","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508196"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508203,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508196\/revisions\/508203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}