{"id":508158,"date":"2024-02-18T19:20:46","date_gmt":"2024-02-18T16:20:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508158"},"modified":"2024-02-18T19:25:21","modified_gmt":"2024-02-18T16:25:21","slug":"wasiir-isaaq-dalkeenna-si-uu-ugu-biiro-bulshada-bariga-afrika-wuxuu-u-soo-maray-dhaba-dheer-oo-qaatay-muddo-10-sano-ka-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-isaaq-dalkeenna-si-uu-ugu-biiro-bulshada-bariga-afrika-wuxuu-u-soo-maray-dhaba-dheer-oo-qaatay-muddo-10-sano-ka-badan\/","title":{"rendered":"Wasiir Isaaq&#8221; &#8220;Dalkeenna si uu ugu biiro Bulshada Bariga Afrika, wuxuu u soo maray dhaba dheer oo qaatay muddo 10 sano ka badan&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":rbt:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal (Fanax) ayaa ka hadlay marxaladihii kala duwaan ee loo soo maray heshiiska ku biirista Bulshada Bariga Afrika, dadaalkaas oo ugu dambeyn guuleystay.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wuxuu ku bogaadiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, markiii uu xafiiska yimid inuu juhdi xooggan ku bixiyay sidii loogu guuleysan lahaa kuu biirista suuqan oo Soomaaliya faa&#8217;ido badan ugu jirto.<\/div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<div>&#8221;Haddaaan si kooban i iraahdo, runtii waxaad ogtihiin in dalkeenna si uu ugu biiro Bulshada Bariga Afrika uu soo maray safar oo rintii qaatay ku dhawaad 10-sanno, taas oo maalinba meel laga soo gudbaayay, madaxweyne\u00a0 Xasan Sheekh markii uu ku guuleystay doorashada waxyaabihii ugu horeeyay uu sameeyay waxay ahaayeen magacaabis, haddii madaxtooyada laga soo gudbo,&#8221; ayuu yiri wasiir fanax.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in si loo dhaqaajiyo howsha ku biirista Bulshada Bariga Afrika, madaxweynuhu magacaabay ergayga Soomaaliya u qaabilsan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika Dr. Cabdisalaan Cumar Hadliye oo horay u soo noqday wasiirkii arrimaha dibadda, wuxuuna ergayga dadaal xooggan uu geliyay si loo daadejiyo loona dhaqaajiyo arrintaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ergayga oo sharxayay faa&#8217;idada Soomaaliya u leedahay ku biirista ururkan ayaa sheegay in dhammaan dadka Soomaalida ee ganacsiyada ku leh dalalka ku boobay Bulshada Bariga Afrika ay ka heli karaan nidaam socdaal oo fudud.<\/div>\n<div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal (Fanax) ayaa ka hadlay marxaladihii kala duwaan ee loo soo maray heshiiska ku biirista Bulshada Bariga Afrika, dadaalkaas oo ugu dambeyn guuleystay. Wuxuu ku bogaadiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, markiii uu xafiiska yimid inuu juhdi xooggan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":508165,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508158","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508158"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508158\/revisions\/508168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}