{"id":508153,"date":"2024-02-18T15:21:16","date_gmt":"2024-02-18T12:21:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508153"},"modified":"2024-02-18T15:21:16","modified_gmt":"2024-02-18T12:21:16","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-guddoomiyay-shirka-golaha-wasiirada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada maamulka oo looga hadlay arrimaha amniga deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada ay ka joogaan Hirshabeelle.<\/p>\n<p>sidoo kale waxaa looga hadlay Baahinta garsoorka, Dar-dargelinta dhismaha gole-yaasha deegaanka, Warbixin mashaariicda Wasaaradda Beeraha ee hada socda iyo kuwa dhawaan bilaaban doona, iyo ka doodista nuqulka, qaab dhismeedka shirkadaha amni ee gaarka loo leeyahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada maamulka oo looga hadlay arrimaha amniga deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada ay ka joogaan Hirshabeelle. sidoo kale waxaa looga hadlay Baahinta garsoorka, Dar-dargelinta dhismaha gole-yaasha deegaanka, Warbixin mashaariicda Wasaaradda Beeraha ee hada socda iyo kuwa dhawaan bilaaban doona, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":508154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508155,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508153\/revisions\/508155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}