{"id":508150,"date":"2024-02-18T14:01:26","date_gmt":"2024-02-18T11:01:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=508150"},"modified":"2024-02-18T14:01:26","modified_gmt":"2024-02-18T11:01:26","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-ururka-jaamacadda-carabta-ee-soomaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-ururka-jaamacadda-carabta-ee-soomaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane Cabdullahi bin Mudlaq alcutaybe .<\/p>\n<p>Inta uu kulanku socday, arrimaha laga wada hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; howlaha dib u heshiisiinta , Xasillinta dalka iyo iskaashi dhexmara Wasaaradda iyo Jaamacadda Carabta ee dhinacyada nabad-dhiska Soomaaliya iyo arrimo kale.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240218_140050_445.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane Cabdullahi bin Mudlaq alcutaybe . Inta uu kulanku socday, arrimaha laga wada hadlay waxaa ugu muhiimsanaa; howlaha dib u heshiisiinta , Xasillinta dalka iyo iskaashi dhexmara Wasaaradda iyo Jaamacadda Carabta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":508151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-508150","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=508150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":508152,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/508150\/revisions\/508152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/508151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=508150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=508150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=508150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}