{"id":507989,"date":"2024-02-16T14:54:25","date_gmt":"2024-02-16T11:54:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507989"},"modified":"2024-02-16T14:54:25","modified_gmt":"2024-02-16T11:54:25","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-deegaanka-oo-gacanta-ku-dhigay-horjooge-ku-sugnaa-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-kuwa-deegaanka-oo-gacanta-ku-dhigay-horjooge-ku-sugnaa-galmudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo gacanta ku dhigay horjooge ku sugnaa Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta gacanta ku dhigay Horjooge Saciid Cali Gacamey oo dhibaato ku haayay shacabka ku dhaqan Degmooyinka Ceeldheer iyo Galcad.<\/p>\n<p>Saciid Gacamayey ayaa muddooyinkii dambe si dhuumaaleysi ah ugu jiray dhulka howdka ah, waxaana ciidanku kasoo qabteen agagaarka deegaanka Geerile oo hoostaga magaalada Ceeldheer.<\/p>\n<p>Waxaa uu kamid ah odayaal sitoos ah ula shaqeeynayey argagaxisada,waxaana \u00a0ciidanku muddo dheer ay ku daba jireen baadigoobka ninkaasi ,iyadoo ugu dambeyntii ay suurto gashay in gacanta lagu soo dhigo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta gacanta ku dhigay Horjooge Saciid Cali Gacamey oo dhibaato ku haayay shacabka ku dhaqan Degmooyinka Ceeldheer iyo Galcad. Saciid Gacamayey ayaa muddooyinkii dambe si dhuumaaleysi ah ugu jiray dhulka howdka ah, waxaana ciidanku kasoo qabteen agagaarka deegaanka Geerile oo hoostaga magaalada Ceeldheer. Waxaa uu kamid ah odayaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":507991,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507989","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507990,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507989\/revisions\/507990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507991"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}