{"id":507960,"date":"2024-02-16T09:29:29","date_gmt":"2024-02-16T06:29:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507960"},"modified":"2024-02-16T09:29:29","modified_gmt":"2024-02-16T06:29:29","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-waa-in-aan-u-istaagnaa-kacdoon-waxbarasho-oo-sare-loogu-qaadayo-aqoonta-dadkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-waa-in-aan-u-istaagnaa-kacdoon-waxbarasho-oo-sare-loogu-qaadayo-aqoonta-dadkeenna\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh \u201cwaa in aan u istaagnaa kacdoon waxbarasho oo sare loogu qaadayo aqoonta dadkeenna"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka kula hadlay 40 Arday oo helay deeq waxbarasho oo oo heer PhD ah ayaa kula dardaarmay in ay si hufan uga faa\u2019iideystaan fursaddaan si ayuu yiri ay \u00a0bilow wanaagsan ugu noqdaan Jiilasha dambe ee doonaya in ay faa\u2019iideystaan soo saarista kheyraadka ka buuxa Baddeenna.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo la dardaarmay ardayda ayaa yiri \u201cAnaga oo leh Badda ugu weyn Afrika suurta gal ma\u2019ahan in aanan laheyn aqoonta culuumta Badaha, amnigeeda iyo dhaqaalaheedaba. Waa in aan sare u qaadnaa aqoonteenna Baddaha, waxaana la idinka sugayaa in aad fursaddaan uga faa\u2019iideysataan sida ugu haboon\u201d.<\/p>\n<p>Mashruucan oo ay fuulintiisa iska kaashanayaan Jaamacadda Nabadda ee Qaramada midoobay (UPEACE) iyo Hay\u2019adda kheyriga ee Qatar (Qatar Charity) ayaa qayb ka ah qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee sare u qaadidda tacliinta sare ee dalka iyadoo oo ay fursaddan ka faa\u2019ideysanayaan Jaamacadaha dalka, hay\u2019adaha dawladda Federal iyo kuwa Dawlad-goboleedyada.<\/p>\n<p>Ardaydaan oo qayb ka ah, 100 Arday oo Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u ballan qaaday deeq waxbarasho oo heer PhD ah ayaa barandoona Afar daraasadood oo kala ah.<\/p>\n<ol>\n<li>PhD: Culuumta xaalufinta dhulka iyo nabaad guurka<\/li>\n<li>PhD: Culuumta Dhaqaalaha iyo Amniga Badaha and Marin-biyoodyada<\/li>\n<li>PhD: Culuumta Hogaaminta iyo Horumar Waara<\/li>\n<li>PhD; Culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horumarinta<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka kula hadlay 40 Arday oo helay deeq waxbarasho oo oo heer PhD ah ayaa kula dardaarmay in ay si hufan uga faa\u2019iideystaan fursaddaan si ayuu yiri ay \u00a0bilow wanaagsan ugu noqdaan Jiilasha dambe ee doonaya in ay faa\u2019iideystaan soo saarista kheyraadka ka buuxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":507962,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507960","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507960\/revisions\/507961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507962"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}