{"id":507952,"date":"2024-02-16T08:50:04","date_gmt":"2024-02-16T05:50:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507952"},"modified":"2024-02-16T09:07:01","modified_gmt":"2024-02-16T06:07:01","slug":"midowga-afrika-oo-isku-raacay-in-soomaaliya-ay-noqoto-murashax-u-taagan-kuraasta-aan-joogtada-ahayn-ee-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-afrika-oo-isku-raacay-in-soomaaliya-ay-noqoto-murashax-u-taagan-kuraasta-aan-joogtada-ahayn-ee-golaha-ammaanka-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo isku raacay in Soomaaliya ay noqoto murashax u taagan kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda) ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee muddo xileedka 2025-2026.<\/p>\n<p>Ku-Simaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad)ayaa sheegay in arintaan ay tahay guul weyn, taas oo sare u qaadeysa magaca Soomaaliya iyo doorkeeda hoggaanka adduunka iyo go&#8217;aamada masiiriga ah.<\/p>\n<p>1971-1972 ayaa Soomaaliya ugu dambaysay inay qeyb ka noqoto xubnaha aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda) ee Midowga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soomaaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee muddo xileedka 2025-2026. Ku-Simaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad)ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":507959,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507952","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507952"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507957,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507952\/revisions\/507957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}