{"id":507933,"date":"2024-02-15T17:06:47","date_gmt":"2024-02-15T14:06:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507933"},"modified":"2024-02-15T17:26:22","modified_gmt":"2024-02-15T14:26:22","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-bogaadiyey-heshiiska-tayeynta-cxd-ee-ay-wada-saxiixdeen-soomaaliya-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mw-xasan-sheekh-oo-bogaadiyey-heshiiska-tayeynta-cxd-ee-ay-wada-saxiixdeen-soomaaliya-mareykanka\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo bogaadiyey heshiiska tayeynta CXD ee ay wada saxiixdeen Soomaaliya &#038; Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiskan uu horseedaya in Dowladda Maraykanku ay kordhiso taageerada iyo tababarrada Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxaa xarummo tababar iyo Ciidan laga hirgelinayaa Magaalooyinka Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo, Jowhar iyo Dhuusamareeb.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/427949337_826225089548632_8064493534405664858_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=dd5e9f&amp;_nc_ohc=0J-uV-r2c6AAX83uaHu&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AfC7KEMWq7PCdEcSGDNM5JWCg4SOudbUcp66ZyuEspAbww&amp;oe=65D3FF80\" alt=\"May be an image of 2 people and text that says 'ses for the l Army ade lishu,'\" \/><\/p>\n<p>&#8220;Heshiiskan waxa uu ka gacansiinayo dowladda Soomaaliya qorsheyaasha dib u habaynta iyo tayeynta Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab iyo xaqiijinta amniga, waxa uuna faray xubnaha ka soo jeeda dhanka dowladda Soomaaliya ee guddiga isku-dhafka ah ee Labada dal in ay mudnaan weyn siiyaan fulinta heshiiska,\u201d sida uu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/427932557_826225202881954_4213783025082963554_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=dd5e9f&amp;_nc_ohc=PAE4LS-Bz1MAX8P53Hv&amp;_nc_oc=AQnMwRu7tr2hEWnpFxfpwNN2_nONaCMOEolC3cPY--27FNLxUtxwm-t-fUVjXsVDVco&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AfBv6EUTTxhGsDo03pzgLxtm3_0CAo_AArD_ULTqxWgdZw&amp;oe=65D265FD\" alt=\"May be an image of 4 people, dais and text\" \/><\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dowladda Maraykanka doorka ay ka qaadanayso tayeynta ciidanka sida-gaarka ah u tababaran ee Danab iyo guud ahaan Hay\u2019adaha ammaanka Soomaaliya, isagoo xusay sida ay lafdhabarta ugu yihiin dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo howlgallada socda ee lagu xoreynayo deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan.<\/p>\n<p>Heshiiska waxaa Labada dowladood u kala saxiixay, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Siihaayaha Safiirka Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya Shane Dixon, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyoKuxigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ee dhanka Amniga Bonnie Denise Jenkins.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Maraykanka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiskan uu horseedaya in Dowladda Maraykanku ay kordhiso taageerada iyo tababarrada Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada sida gaarka ah u tababaran ee Danab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507933","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507933"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507938,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507933\/revisions\/507938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}