{"id":507728,"date":"2024-02-11T20:28:29","date_gmt":"2024-02-11T17:28:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507728"},"modified":"2024-02-11T20:43:05","modified_gmt":"2024-02-11T17:43:05","slug":"dowladda-turkiye-oo-si-kulul-u-cambaareysay-weerarkii-ka-dhacay-xerada-jeneraal-gordan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-turkiye-oo-si-kulul-u-cambaareysay-weerarkii-ka-dhacay-xerada-jeneraal-gordan\/","title":{"rendered":"Dowladda T\u00fcrkiye oo si kulul u cambaareysay weerarkii ka dhacay xerada Jeneraal Gordan"},"content":{"rendered":"<p>Ankara (SONNA):- Dowladda T\u00fcrkiye ayaa si kulul u cambaareysay falkii Argagixiso ee shalay lagu beegsaday xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee T\u00fcrkiye ayaa lagu yiri: <strong><em>\u201cWaxaan aad uga xunnahay khasaaraha ka dhashay falkii argagixiso ee shalay (February 10) ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo soo gaaray ciidamada Milateriga ee ku howlanaa sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen amniga Soomaaliya\u201d.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Dowladda T\u00fcrkiye ayaa tacsi u dirtay ehelada dadkii ku dhintay weerarka, iyo shcuubta dalalka Soomaaliya, Imaaraadka Carabta iyo Baxreyn.<\/p>\n<p>Dowladda T\u00fcrkiye ayaa warsaxaafadeedka ay maanta soo saartay ku xaqiijisay in shacab &amp; dowladba ay garab taagan yihiin Soomaaliya ayna sii wadi doonaan taageerada amniga, xasiloonida iyo barwaaqada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara (SONNA):- Dowladda T\u00fcrkiye ayaa si kulul u cambaareysay falkii Argagixiso ee shalay lagu beegsaday xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee T\u00fcrkiye ayaa lagu yiri: \u201cWaxaan aad uga xunnahay khasaaraha ka dhashay falkii argagixiso ee shalay (February 10) ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo soo gaaray ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":507730,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507728","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507728"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507735,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507728\/revisions\/507735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507730"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}