{"id":507725,"date":"2024-02-11T20:04:48","date_gmt":"2024-02-11T17:04:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507725"},"modified":"2024-02-11T20:04:48","modified_gmt":"2024-02-11T17:04:48","slug":"guddiga-arimaha-gudaha-ee-golaha-shacabka-oo-suaalo-weydiiyey-agaasimaha-hayadda-socdaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-arimaha-gudaha-ee-golaha-shacabka-oo-suaalo-weydiiyey-agaasimaha-hayadda-socdaalka\/","title":{"rendered":"Guddiga Arimaha Gudaha ee Golaha Shacabka oo su&#8217;aalo weydiiyey Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha iyo Guddiyada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya .<\/p>\n<p>Kulanaka ayaa waxaa shir Guddoomiyey Ku-simaha Guddoomiyaha ahana Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey), waxaana ku wehliyey Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Ibrahim Cabdi (Diyeeshe).<\/p>\n<p>Sidoo kale, Kulanka waxaa kasoo Qeyb galay Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Siciid Xagaa, Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Madane Yuusuf Cali Maxamed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ahaa mid su\u2019aalo lagu weydiinayay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda si uu uga warbixiyo waxqabadka Hay\u2019adda, waxaana la weydiiyay su\u2019aalo la xiriira waajibaadkii loo igmaday.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey) oo soo xiray shirka ayaa ugu dambeyntii u mahadceliyey Ku simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee Golaha Shacabka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha iyo Guddiyada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya . Kulanaka ayaa waxaa shir Guddoomiyey Ku-simaha Guddoomiyaha ahana Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey), waxaana ku wehliyey Xoghayaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Ibrahim Cabdi (Diyeeshe). [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":507726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507725","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507727,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507725\/revisions\/507727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}