{"id":507715,"date":"2024-02-11T19:23:30","date_gmt":"2024-02-11T16:23:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507715"},"modified":"2024-02-11T19:23:30","modified_gmt":"2024-02-11T16:23:30","slug":"wasiir-cali-balcad-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjiranimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-cali-balcad-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjiranimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Muqdisho, (SONNA):- Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda, ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya u fadhin doono Soomaaliya Mudane Cyprian Kupay Iringo, wuxuuna u rajeeyay inuu ku guuleysto xilka cusub ee loo igmaday.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Docda kale, Danjire Cyprian Iringo ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay iyo in uu dalkiisa ku matali doono Soomaaliya, isagoo carabka ku adkeeyay inay ka go\u2019an tahay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee deriska ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Labada dhinac ayaa sidoo kale xaqiijiyay inay ka shaqeynayaan sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan, sida amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo ganacsiga.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (SONNA):- Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda, ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya u fadhin doono Soomaaliya Mudane Cyprian Kupay Iringo, wuxuuna u rajeeyay inuu ku guuleysto xilka cusub ee loo igmaday. Docda kale, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":507716,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507715","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507717,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507715\/revisions\/507717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}