{"id":507583,"date":"2024-02-09T21:53:18","date_gmt":"2024-02-09T18:53:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507583"},"modified":"2024-02-09T21:54:26","modified_gmt":"2024-02-09T18:54:26","slug":"duulimaad-ganacsi-ee-kenya-airways-oo-ka-soo-deggay-garoonka-diyaaradaha-aadan-cabdulle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duulimaad-ganacsi-ee-kenya-airways-oo-ka-soo-deggay-garoonka-diyaaradaha-aadan-cabdulle\/","title":{"rendered":"Duulimaad ganacsi ee Kenya Airways oo ka soo deggay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, February, 9, 2024, Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib maanta ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Duulimaadka , oo ahaa nooca ganacsi ee xamuulka (cargo) wuxuu sidoo kale ahaa diyaaraddii u horreysay ee iyadoo ku duulaysa astaanta rasmi ah ee shirkadda qaranka Kenya ka soo degta caasimadda Muqdisho , tan oo sidoo kale bilow u noqonaysa duulimaadyo rasmiga ah oo shirkadda ay ka billaabayso garoonka Aadan Cabdulle.<\/p>\n<p>\u201c Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxaa qayb ka ah qorshaheeda inay sare u qaado duulimaadyada caalamiga ah ee imaanaya dalka ,tan oo fursad u siinaysa muwaadiniinta inay helaan duulimaadyo caalami ah.\u201d sidaa waxaa sheegay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan oo intaa ku daray \u201c Waxaan ku soo dhaweynaynaa Kenya Airways garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle.\u201d<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed iyo waaxyaha kale ee shaqo wadaagta la ah ayaa sameeyay horumarinta adeegyada, taa oo sare u qaadaysa duulimaadyada iyo adeegyada kale ee qaranka iyo muwaadiniinta ay helayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, February, 9, 2024, Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa duulimaadkii u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib maanta ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle ee caasimadda Muqdisho. Duulimaadka , oo ahaa nooca ganacsi ee xamuulka (cargo) wuxuu sidoo kale ahaa diyaaraddii u horreysay ee iyadoo ku duulaysa astaanta rasmi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":507584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507583","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507583"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507586,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507583\/revisions\/507586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}