{"id":507572,"date":"2024-02-09T11:21:56","date_gmt":"2024-02-09T08:21:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507572"},"modified":"2024-02-09T11:22:39","modified_gmt":"2024-02-09T08:22:39","slug":"cadalexarumo-loogu-talagalay-adeegyada-bulshada-oo-laga-hirgaliyay-ceel-xaashi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cadalexarumo-loogu-talagalay-adeegyada-bulshada-oo-laga-hirgaliyay-ceel-xaashi\/","title":{"rendered":"Cadale:Xarummo loogu talagalay adeegyada bulshada oo laga hirgaliyay Ceel Xaashi"},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka socday wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle, Goddoomiyaha Degmada Cadale, Muuse Maxamed Fareey ,saraakiil , Ganacsato iyo hoggaamiyaasha bulshada ayaa ka qeybgalay xafladda dhagax-dhigga goobo waxbarasho,kuwo caafimaad iyo masjid \u00a0laga hirgelinaayey deegaanka Ceel Xaashi oo hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Sh\/Dhexe..<\/p>\n<p>C\/Lle Maxamuud Bidaaye nabadoonada ka warbxiyay ahmiyadda adeegyadaan ay u leeyihiin bulshada iyo kaalinta ay ka qaadan karaan horumarka bulshada iyo kan Degmada Cadala .<\/p>\n<p>Munasabad \u00a0Dhagax dhigga waxaa kaloo ka hadlay, Prof. Maxamuud Xaaji Axmed kiimiko macalimiinta Jaamacadda Umadda iyo abbaanduulka \u00a0Guutada Koowaad ee Ciidanka Daraawiishta Abuukar C\/lle Raage<\/p>\n<p>Dhulkaasi loogu talagalay adeegyada bulshada waxaa horay u bixiyay Xaashi Cumar Xasan oo sidoo kale horay u qoday ceel biyood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka socday wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle, Goddoomiyaha Degmada Cadale, Muuse Maxamed Fareey ,saraakiil , Ganacsato iyo hoggaamiyaasha bulshada ayaa ka qeybgalay xafladda dhagax-dhigga goobo waxbarasho,kuwo caafimaad iyo masjid \u00a0laga hirgelinaayey deegaanka Ceel Xaashi oo hoostaga degmada Cadale ee Gobolka Sh\/Dhexe.. C\/Lle Maxamuud Bidaaye nabadoonada ka warbxiyay ahmiyadda adeegyadaan ay u leeyihiin bulshada iyo kaalinta ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":507575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507572","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507572"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507577,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507572\/revisions\/507577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}