{"id":507554,"date":"2024-02-08T18:21:36","date_gmt":"2024-02-08T15:21:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507554"},"modified":"2024-02-08T18:21:36","modified_gmt":"2024-02-08T15:21:36","slug":"madaxweynaha-jubbaland-oo-shirguddoomiyey-shirka-golaha-wasiirrada-ee-maamulkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jubbaland-oo-shirguddoomiyey-shirka-golaha-wasiirrada-ee-maamulkaas\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jubbaland oo shirguddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada ee maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Ahmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaaleynta iyo Dibu-heshiisiinta ayaa\u00a0 soo bandhigtay waxyaabahii uga soo qabsoomay safarkii shaqo ee Degmada Dhoobley iyo howlaha horutabinta Wasaaradda ee Saddexda bilood ee soo socda.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee maamulkaas ayaa ka warbixisay xogta wajiga saddexaad ee Barnaamijka Qandaraaska Adeeg bixinta Biyaha oo ay wado Wasaaraddu.<\/p>\n<p>Dhanka kale Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Jubaland ayaa ka warbixisay dib u habaynta xiriirka kubada cagta Jubaland iyo dadaalada hormarinta Ciyaaraha.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Golaha Wasiirrada ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa dood ka yeeshay \u00a0Xeerka Hindisa sharciyeedka Gudniinka Fircooniga ah oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Ahmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiradda oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaaleynta iyo Dibu-heshiisiinta ayaa\u00a0 soo bandhigtay waxyaabahii uga soo qabsoomay safarkii shaqo ee Degmada Dhoobley iyo howlaha horutabinta Wasaaradda ee Saddexda bilood ee soo socda. Sidoo kale Wasaaradda Tamarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507554","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507556,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507554\/revisions\/507556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}