{"id":507551,"date":"2024-02-08T18:17:31","date_gmt":"2024-02-08T15:17:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507551"},"modified":"2024-02-08T18:17:31","modified_gmt":"2024-02-08T15:17:31","slug":"guddoomiye-aadan-madoobe-oo-maanta-shirguddoomiyey-kulanka-guddiga-joogtada-ah-ee-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-aadan-madoobe-oo-maanta-shirguddoomiyey-kulanka-guddiga-joogtada-ah-ee-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Aadan Madoobe oo maanta shirguddoomiyey kulanka guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana ku weheliyay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa guddiga uga warbixiyay xaalada guud ee dalka gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka ka jiray intii uu ahaa Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya..<\/p>\n<p>Sidoo kale kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka uuna shirguddoomiyey Guddoomiye Aadan\u00a0 Madoobe ayaa waxaa lagu ajandeeyay kulamada soo socda iyo shuruucda ay soo gudbisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/424595113_713779530932685_5937534268554692653_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=3635dc&amp;_nc_ohc=ryiVrOOwxIQAX-Hn1Iz&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AfDZbuTBKeQQSTjkZqOhaxd1ZcAm6FXEB3ZCpT3pFDtxZQ&amp;oe=65C96600\" alt=\"May be an image of 3 people and dais\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana ku weheliyay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Guddoomiyaha ayaa guddiga uga warbixiyay xaalada guud ee dalka gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507551","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507553,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507551\/revisions\/507553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}