{"id":507547,"date":"2024-02-08T16:57:49","date_gmt":"2024-02-08T13:57:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507547"},"modified":"2024-02-08T16:57:49","modified_gmt":"2024-02-08T13:57:49","slug":"wasiirka-difaaca-soomaaliya-oo-heshiis-la-saxiixday-dhiggiisa-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-difaaca-soomaaliya-oo-heshiis-la-saxiixday-dhiggiisa-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Difaaca ee dalkaas Ya\u015far G\u00fcler.<\/p>\n<p>Kulanka Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Turkiga Ya\u015far G\u00fcler ayaa diiradda waxaa lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, amniga gobolka iyo dagaalka Khawaarijta oo xilligaan uu ka socda gobollada dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/425867286_929099528585075_8847077667268335810_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=dd5e9f&amp;_nc_ohc=yFf3n7Pyjw8AX8iDvCK&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AfCzg1ThM7Qr-E2dzFnO826m3FLKuk0vUhG2XaortE5DeA&amp;oe=65CA715E\" alt=\"May be an image of 10 people, the Oval Office and text\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir Nuur iyo Wasiir G\u00fcler ayaa kala saxiixday heshiis taariikhi ah ee Difaaca iyo Dhaqaalaha oo sii xoojin doono amniga Soomaaliya iyo kan Gobolka, kaas oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ee Turkiga.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay kulankaan ayaa dowladda Turkiga ugu mahadceliyay kaalmada walaalnimo ee hagar la\u2019aaneed ee mar walba Shacabka iyo Dowlada Soomaaliyeed la garab taaganyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Difaaca ee dalkaas Ya\u015far G\u00fcler. Kulanka Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Turkiga Ya\u015far G\u00fcler ayaa diiradda waxaa lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, amniga gobolka iyo dagaalka Khawaarijta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507547","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507549,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507547\/revisions\/507549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}