{"id":507526,"date":"2024-02-08T11:58:10","date_gmt":"2024-02-08T08:58:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507526"},"modified":"2024-02-08T11:58:10","modified_gmt":"2024-02-08T08:58:10","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-deeq-kala-wareegay-safaaradda-turkiye-ee-muqadisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-deeq-kala-wareegay-safaaradda-turkiye-ee-muqadisho\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo deeq kala wareegay Safaaradda Turkiye ee Muqadisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka Safaaradda Turkiga ee Muqdisho Md Arma\u011fan Ardo\u011fa kala wareegay deeq lacageed oo dhan $50,000 oo dollar, deeqdaan lacageed oo ay soo dhiibtay Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka u qaabilsan Dowladda Turkiga ee AFAD ayaa ugu talagashay in lagu kaalemeeyo dadkii ay saameeysay Daadadkii roobabka Elnino oo saameyn ba&#8217;an ku yeeshay dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Maxamuud ayaa aad ugu mahadceliyay garab istaaga joogtada ah ee dowladda aan walalaha nahay ee turkiga ay u muujiyaan shacabkeena.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka Safaaradda Turkiga ee Muqdisho Md Arma\u011fan Ardo\u011fa kala wareegay deeq lacageed oo dhan $50,000 oo dollar, deeqdaan lacageed oo ay soo dhiibtay Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka u qaabilsan Dowladda Turkiga ee AFAD ayaa ugu talagashay in lagu kaalemeeyo dadkii ay saameeysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":507527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507526","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507528,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507526\/revisions\/507528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}