{"id":507511,"date":"2024-02-07T17:17:30","date_gmt":"2024-02-07T14:17:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507511"},"modified":"2024-02-07T17:17:30","modified_gmt":"2024-02-07T14:17:30","slug":"bandhigga-5-aad-ee-suuqweynaha-muqdisho-oo-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bandhigga-5-aad-ee-suuqweynaha-muqdisho-oo-furmay\/","title":{"rendered":"Bandhigga 5-aad ee suuqweynaha Muqdisho oo furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Masuuliyiin ka tirsan dowldda Soomaaliya iyo ganacsato ayaa ka qeybgalay bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkii 5-aad oo xiriir ah lagu qabanyo caasimadda dalka ee Muqdisho<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo bandhiggan furay ayaa si gaar ah u bogaadiyay dhalinyarada hal abuurka ganacsi soo kordhiyay, islamarkaana ka faa&#8217;iideystay furaha ganacsi ee aan lagu baraarugsaneyn<\/p>\n<p>Bandhiggan ayaa socondoona muddo 3-maalmood ah, waxaana ka qaybgalaya ilaa 30-kun oo dad ah iyo 300 oo shirkado ganacsi ah, iyadoo muhiimaddiisu tahay kobcinta ganacsiga iyo hal-abuurka la xiriira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Masuuliyiin ka tirsan dowldda Soomaaliya iyo ganacsato ayaa ka qeybgalay bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkii 5-aad oo xiriir ah lagu qabanyo caasimadda dalka ee Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo bandhiggan furay ayaa si gaar ah u bogaadiyay dhalinyarada hal abuurka ganacsi soo kordhiyay, islamarkaana ka faa&#8217;iideystay furaha ganacsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":507513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507511","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507514,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507511\/revisions\/507514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}