{"id":507485,"date":"2024-02-07T13:44:28","date_gmt":"2024-02-07T10:44:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507485"},"modified":"2024-02-07T13:44:28","modified_gmt":"2024-02-07T10:44:28","slug":"hayadda-tubsan-oo-muqdisho-ka-furtay-kulan-lagu-soo-bandhigayay-istaraatiijiyadda-qaran-ee-ka-hortagga-fekerka-xagjirka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-tubsan-oo-muqdisho-ka-furtay-kulan-lagu-soo-bandhigayay-istaraatiijiyadda-qaran-ee-ka-hortagga-fekerka-xagjirka-ah\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Tubsan oo Muqdisho ka furtay kulan lagu soo bandhigayay Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga fekerka xagjirka ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulan howleed lagu soo bandhigayay wada tashiga dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fekerka xagjirka ah oo ay soo qabanqaabisay Hay&#8217;adda Tubsan ayaa maanta ka furmay Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan Wadatashiga ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha hay&#8217;adda Tubsan, Safiirrada beesha Caalamka, qaar ka mid ah hay&#8217;adaha QM, ATMIS iyo mas&#8217;uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hay&#8217;adda Tubsan, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ugu war bixiyay mas&#8217;uuliyiinta ka qeyb gashay soo bandhigidda wadatashiga Istaraatijiyadda Qaran ee ka hortagga Fekerka xagjirka ee rabshadaha wata.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay danjirayaasha Caalamka u jooga dalka iyo qaar ka mid ah ururrada caalamiga ah, iyagoo taageeray habsami u socodka la dagaallanka Argagixisada, dedaalka lagu bixinayo nabadda iyo horumarinta lagu samaynayo deegaannadii laga xoreeyey khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kulan howleed lagu soo bandhigayay wada tashiga dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fekerka xagjirka ah oo ay soo qabanqaabisay Hay&#8217;adda Tubsan ayaa maanta ka furmay Muqdisho. Shirkan Wadatashiga ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha hay&#8217;adda Tubsan, Safiirrada beesha Caalamka, qaar ka mid ah hay&#8217;adaha QM, ATMIS iyo mas&#8217;uuliyiin kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507485","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507487,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507485\/revisions\/507487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}