{"id":507477,"date":"2024-02-07T10:58:42","date_gmt":"2024-02-07T07:58:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507477"},"modified":"2024-02-07T11:01:14","modified_gmt":"2024-02-07T08:01:14","slug":"dowladda-kuwait-oo-baydhabo-ka-billowday-dhismaha-guryo-la-dajinayo-dadka-soo-barakacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-kuwait-oo-baydhabo-ka-billowday-dhismaha-guryo-la-dajinayo-dadka-soo-barakacay\/","title":{"rendered":"Dowladda Kuwait oo Baydhabo ka billowday dhismaha guryo la dajinayo dadka soo barakacay"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Hay&#8217;adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha.<\/p>\n<p>Gurigii ugu horreeyay ee ay Baydhabo ka hirgelisay hay&#8217;adda Al-Najaat oo ka kooban laba qol, suuli , haanta biyaha iyo jiko ayaa lagu wareejiyay qoys ka kooban 9 carruur oo agoon ah hooyadood iyo ayeeydood, iyagoo ka mahad celiyay garab istaagga ay u fidisay hay&#8217;addan.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan xafiiska mashaariicda hay&#8217;adda Xikma oo ay howshan u wakiilatay hay&#8217;adda Al-najaat ee dalka Kuwait ayaa sheegay in gurigani uu hordhac u yahay mashruuca xalka waara, iyagoo guryo kale dhowaan ka dhisi doono Baydhabo, kuwaas oo ay ka faa&#8217;iideysan doonaan dadka dan yarta ah ee kasoo barakacay abaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Hay&#8217;adda Al-najaat Al-kheyriya ee dalka Kuwait ayaa magaalada Baydhabo ka billowday in ay guryo u dhisto dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha. Gurigii ugu horreeyay ee ay Baydhabo ka hirgelisay hay&#8217;adda Al-Najaat oo ka kooban laba qol, suuli , haanta biyaha iyo jiko ayaa lagu wareejiyay qoys ka kooban 9 carruur oo agoon ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507477","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507477","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507477"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507482,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507477\/revisions\/507482"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}