{"id":507473,"date":"2024-02-07T10:55:32","date_gmt":"2024-02-07T07:55:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507473"},"modified":"2024-02-07T10:55:32","modified_gmt":"2024-02-07T07:55:32","slug":"jimciyadda-tigaad-oo-dayactir-ku-sameysay-agabka-dugsiyada-ceeldheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jimciyadda-tigaad-oo-dayactir-ku-sameysay-agabka-dugsiyada-ceeldheer\/","title":{"rendered":"Jimciyadda Tigaad oo dayactir ku sameysay Agabka Dugsiyada Ceeldheer"},"content":{"rendered":"<p>Jimciyadda Tigaad ayaa dayactir ku sameysay Agabka Iskuulka Ceeldheer, sidoo kalana ku wareejisay\u00a0\u00a0 agab waxbarasho oo kala duwan Maamulka dugsi Hoose, Dhexe &amp; Sare ee Ceeldheer.<\/p>\n<p>Hanti-dhowraha Guddiga Tigaad Foundation Ustaad Cumar Cabdulahi Dhuxuloow oo safar shaqo ku jooga degmada Ceeldheer ayaa wareejiyay agabka waxbarasho oo ay ugu talo galeen habsami u socodka dugsiga.<\/p>\n<p>Deeqdaan Jimciyadda gaarsiisay Dugsiga Hoose, Dhexe &amp; Sare ee Ceeldheer ayaa noqoneysa deeqdii ugu horeysay ee laso gaarsiiyo kadib dib u furistii dugsiga Degmada Ceeldheer, Waxaana deeqdaas ka mahad celiyay Isu-duwaha Waxbarashada Degmada Ceeldheer, Maamulka Iskuulka, Waalidiinta &amp; Odayaasha deegaanka.<\/p>\n<p>Cabdulle Afrax Geeddi oo ka mid ah Macalliminta muddo ka soo shaqeyneysay Dugsiyada Degmada Ceeldheer ayaa aad uga mahadceliyay gacan wanaagsan ee ay He\u2019adda ka qaadatay sare u qaadidda tayada iyo tirade Waxabarashada Degmada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimciyadda Tigaad ayaa dayactir ku sameysay Agabka Iskuulka Ceeldheer, sidoo kalana ku wareejisay\u00a0\u00a0 agab waxbarasho oo kala duwan Maamulka dugsi Hoose, Dhexe &amp; Sare ee Ceeldheer. Hanti-dhowraha Guddiga Tigaad Foundation Ustaad Cumar Cabdulahi Dhuxuloow oo safar shaqo ku jooga degmada Ceeldheer ayaa wareejiyay agabka waxbarasho oo ay ugu talo galeen habsami u socodka dugsiga. Deeqdaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":507474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507473","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507473","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507475,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507473\/revisions\/507475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}