{"id":507453,"date":"2024-02-06T13:46:21","date_gmt":"2024-02-06T10:46:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507453"},"modified":"2024-02-06T13:46:21","modified_gmt":"2024-02-06T10:46:21","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-imc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-qaabbilay-wafdi-ka-socda-imc\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay&#8217;adda SoDMA oo qaabbilay wafdi ka socda IMC"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabbilay wafdi ka socda Hay\u2019adda International Medical Corps-IMC oo uu horkacayay madaxa hay\u2019adda IMC ee Somalia Mr Rolland Vellex.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo dardar gelin lahaa arrimaha gurmadka bani\u2019aadannimo isla markaana la isaga kaashan lahaa caqabadaha soo food saaray gargaarka ee lagaarsiinayo shacabka Soomaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabbilay wafdi ka socda Hay\u2019adda International Medical Corps-IMC oo uu horkacayay madaxa hay\u2019adda IMC ee Somalia Mr Rolland Vellex. Kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii loo dardar gelin lahaa arrimaha gurmadka bani\u2019aadannimo isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507453","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507453","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507453"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507453\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507455,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507453\/revisions\/507455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507453"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507453"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507453"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}