{"id":507436,"date":"2024-02-06T08:08:29","date_gmt":"2024-02-06T05:08:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507436"},"modified":"2024-02-06T08:08:55","modified_gmt":"2024-02-06T05:08:55","slug":"guddoomiyaha-hayadda-qaxootiga-oo-shir-caalami-ah-uga-qeyb-gashay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-qaxootiga-oo-shir-caalami-ah-uga-qeyb-gashay-kenya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay\u2019adda qaxootiga Qaranka oo shir caalami ah uga qeyb gashay Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Guddoomiyaha hay\u2019adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dhaqaalaha qaxootiga ee soo laabtay.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saarayay horumarinta barakacayaasha iyo bulshooyinka martida loo yahay.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ka qayb galay hay\u2019adaha caalamiga iyo kuwa heer gobol ee daneeya arrimaha qaxootiga, dadka soo laabtay iyo barakacayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Guddoomiyaha hay\u2019adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Marwo, Safiyo Xasan Maxamed magaalada Nairobi uga qeyb gashay shir caalami ah oo ku saabsan horumarinta jawiga maalgashiga iyo xoojinta dhaqaalaha qaxootiga ee soo laabtay. Kulankan ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saarayay horumarinta barakacayaasha iyo bulshooyinka martida loo yahay. Shirka ayaa waxaa ka qayb galay hay\u2019adaha caalamiga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507436","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507436"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507439,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507436\/revisions\/507439"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}