{"id":507433,"date":"2024-02-05T21:59:39","date_gmt":"2024-02-05T18:59:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507433"},"modified":"2024-02-05T21:59:39","modified_gmt":"2024-02-05T18:59:39","slug":"militariga-soomaaliya-iyo-uganda-oo-iska-kaashanaya-la-dagaalanka-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/militariga-soomaaliya-iyo-uganda-oo-iska-kaashanaya-la-dagaalanka-argagixisada\/","title":{"rendered":"Militariga Soomaaliya iyo Uganda oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>Kampala (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda Gen, Wilson Mbadi.<\/p>\n<p>Labada Taliye ayaa ka wada-hadlay iskaashiga iyo xoojinta wadashaqeynta labada dal, iyadoo dowladda uganda ay balanqaaday in Soomaaliya ay garab milateri ka sii doonto dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada argagixisada ah.<\/p>\n<p>Taliye Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha ciidamada Milateriga Uganda Gen,Wilson Mbadi ayaa si wadajir ah u dul istaagay in la kordhiyo howlgallada wadajirka ah ee lagu ciribtiraayo khawaarijta arxanka daran iyadoo dowladda Uganda ay diyaar u tahay garab istaaga iyo Taageerada Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha Ciidanka XDS ayaa booqday Kuliyadda Difaaca Qaranka Uganda, si weyn loogu soo dhaweeyay waxuuna kula kulmay saraakiil Kala duwan oo ka tirsan Milateriga dalka Uganda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala (SONNA): Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S\/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ku sugan wadanka Uganda ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Uganda Gen, Wilson Mbadi. Labada Taliye ayaa ka wada-hadlay iskaashiga iyo xoojinta wadashaqeynta labada dal, iyadoo dowladda uganda ay balanqaaday in Soomaaliya ay garab milateri ka sii doonto dagaalka ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":507434,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507433","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507433"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507435,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507433\/revisions\/507435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}