{"id":507405,"date":"2024-02-05T20:09:53","date_gmt":"2024-02-05T17:09:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507405"},"modified":"2024-02-05T20:09:53","modified_gmt":"2024-02-05T17:09:53","slug":"raktarka-jaamacadda-ummadda-iyo-safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raktarka-jaamacadda-ummadda-iyo-safiirka-talyaaniga-ee-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada\/","title":{"rendered":"Raktarka Jaamacadda Ummadda iyo safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay wada shaqeynta hey\u2019adaha waxbarashada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal ayaa xarunta km4 ee Jaamacadda Ummadda kulan kula yeeshay safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya mudane Pier Mario Dac\u00f2 Coppi oo ay wehliyaan madax kale oo ka socday hey\u2019adaha horumarinta waxbarashadda iyo wada shaqeynta ee dowladda Talyaaniga.<\/p>\n<p>kulanka safiirka iyo Raktarka ayaa looga hadlay horumarinta wada shaqeynta hey\u2019adaha waxbarashadda ee labada dowladood Talyaaniga iyo Soomaaliya, iyada oo diiradda la saaray sidii kor loogu qaadi lahaa fursadaha deeqaha waxbarasho iyo deeqaha cilmi baarista ee ay Dowladda Talyaanigu siiso ardayda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay sidoo kale goob joog ahaayeen guddoomiye ku xigeennada maamulka iyo waxbarashadda ee Jaamacadda ayaa loogu mahadceliyay dowladda Talyaaniga taageerada ay siiso ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan garab istaagga iyo xariir joogta ah ay la leedahay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507406\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507407\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507408\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1470\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3-300x215.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3-1024x735.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3-768x551.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3-1536x1103.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-3-860x617.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507409\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507410\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-5-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507411\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-6-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507412\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-7-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507413\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Raktarka-Jaamacadda-Ummadda-iyo-safiirka-dowladda-Talyaaniga-ee-Soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada-8-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-507414\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/JUS-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cismaan Gacal ayaa xarunta km4 ee Jaamacadda Ummadda kulan kula yeeshay safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya mudane Pier Mario Dac\u00f2 Coppi oo ay wehliyaan madax kale oo ka socday hey\u2019adaha horumarinta waxbarashadda iyo wada shaqeynta ee dowladda Talyaaniga. kulanka safiirka iyo Raktarka ayaa looga hadlay horumarinta wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":507410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1170],"class_list":{"0":"post-507405","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raktarka-jaamacadda-ummadda-iyo-safiirka-dowladda-talyaaniga-ee-soomaaliya-oo-ka-wada-hadlay-wada-shaqeynta-heyadaha-waxbarashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507415,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507405\/revisions\/507415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}