{"id":507397,"date":"2024-02-05T18:19:43","date_gmt":"2024-02-05T15:19:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507397"},"modified":"2024-02-05T18:46:15","modified_gmt":"2024-02-05T15:46:15","slug":"eedeeysanihii-dilay-luul-sheekh-cabdi-oo-gacanta-lagu-soo-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/eedeeysanihii-dilay-luul-sheekh-cabdi-oo-gacanta-lagu-soo-dhigay\/","title":{"rendered":"Ciidanka sirdoonka qaranka oo gacanta ku soo dhigay Eedeysane Sayid Cali Macalin oo xaaskiisa ku gubay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Camaara-(SONNA)-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane Baxsad Sayid-Cali Macalin Daa&#8217;uud, kaas oo 26 Jan 2024 Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ku gubay xaaskiisii marxuumad Luul Shiikh Cabdi oo ay u geeriyootay gubashadii ayaa ugu dambeyn galabta gacanta ku soo dhigay eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa&#8217;uud iyo laba eedeysane oo gacan ku siinayay in uu cadaalada ka baxsado.<\/p>\n<p>Ciidanka Nabad Sugidda oo maalmihii la soo dhaafay ku raad joogay eedeysanaha ayaa ugu dambeyn ka soo qabtay deegaanka Caad xilli uu halkaas ku dhuumaaleysanayay.<\/p>\n<p>Eedeysanayaashaan ayaa gacan ku siiyay eedeysanaha 1-aad inuu ku dhuumaalysato dhulka ballaaran ee isku xira Gobolada Galgaduud iyo Mudug Halkaas oo ay suurto gashay in gacanta lagu soo dhigo xilli uu ku sugnaa deegaanka Cadayleey.<\/p>\n<p>eedeysanayaasha kala ah Ingiriis Fanaxeey iyo Cabdirisaaq Macalin Daa&#8217;uud (Caluuke), ayaa laga soo qabatay deegaanka Gawaan oo hoos taga Degmada Wisil ee Gobolka Mudug xilli ay ku howlanaayeen fududeynta baxsashada eedeysane Sayid-cali oo la qorsheeynayay inuu doon ku baxsado markale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Camaara-(SONNA)-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane Baxsad Sayid-Cali Macalin Daa&#8217;uud, kaas oo 26 Jan 2024 Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ku gubay xaaskiisii marxuumad Luul Shiikh Cabdi oo ay u geeriyootay gubashadii ayaa ugu dambeyn galabta gacanta ku soo dhigay eedeysane Sayid -Cali Macalin Daa&#8217;uud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":507399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1169],"class_list":{"0":"post-507397","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-ciidanka-sirdoonka-qaranka-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-eedeysane-sayid-cali-macalin-oo-xaaskiisa-ku-gubay-muqdisho"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507397","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507397"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507397\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507404,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507397\/revisions\/507404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507397"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507397"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507397"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}