{"id":507341,"date":"2024-02-05T12:42:50","date_gmt":"2024-02-05T09:42:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507341"},"modified":"2024-02-05T13:51:05","modified_gmt":"2024-02-05T10:51:05","slug":"guddoomiyaha-ururuka-culimada-muslimiinta-oo-booqasho-ku-yimid-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-ururuka-culimada-muslimiinta-oo-booqasho-ku-yimid-muqdisho\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Midowga Culimada Muslimiinta Caalamka oo Muqdisho soo gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha\u00a0 ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la qaadanayaa, masuuliyiinta iyo Culima udiinka.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Muxuyidiin Al-Qara Dhaagi ayaa lagu wadaa in uu bixiyo dood\u00a0 cilmiyeed oo gaar ah oo ku saabsan fiqiga: macaamilka maaliyadeed ee casriga ah, waxaana soo qabanqaabisay xarunta cilmi baarista iyo daraasaadka ee Maqaasid Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaghi ayaa bishii Janaayo ee sanadkan cusub ee 2024-ka loo doortay guddoomiyaha ururka culimada muslimiinta , iyadoo cod aqlabiyad ah lagu doortay kalfadhigii lixaad ee ka dhacay caasimadda Qatar ee Dooxa.<\/p>\n<p>Sheekhu wuxuu booqday Muqdisho 2023.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Muxyidiin Al-qara Dhaghi waxa uu ku dhashay degmada Qara-dag ee gobolka Sulaymaaniya ee gobolka Kurdistaan \u200b\u200bee dalka Ciraaq, waxa uu shahaado jaamacadeed ku qaatay magaalada Baqdaad sanadkii 1975-kii.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu shahaadada labaad ee Master-ka ka qaatay kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Al-Azhar sannadkii 1980-kii, waxa uu sidoo kale 1985-kii ka qaatay shahaadada PHD ee Shareecada iyo Qaanuunka ee dhinaca qandaraasyada iyo macaamilka dhaqaalaha Jaamacadda Al-Azhar 1985-kii.<\/p>\n<p>Dr. Ali Al-Qaradaghi waxa uu ahaa Xoghaye Guud ee Ururka Midowga ilaa 2010. Waxa uu sidoo kale ahaa Guddoomiyaha Golaha Sare ee La-talinta ee Isku-soo-dhowaynta Qaybaha Ururka Iskaashiga Islaamka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240205_124037_554.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha\u00a0 ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la qaadanayaa, masuuliyiinta iyo Culima udiinka. Sheekh Cali Muxuyidiin Al-Qara Dhaagi ayaa lagu wadaa in uu bixiyo dood\u00a0 cilmiyeed oo gaar ah oo ku saabsan fiqiga: macaamilka maaliyadeed ee casriga ah, waxaana soo qabanqaabisay xarunta cilmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":507342,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507341","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507341","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507341"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507341\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507351,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507341\/revisions\/507351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507341"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507341"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507341"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}