{"id":507248,"date":"2024-02-04T11:57:40","date_gmt":"2024-02-04T08:57:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507248"},"modified":"2024-02-04T11:58:55","modified_gmt":"2024-02-04T08:58:55","slug":"maxkamadda-racfaanka-oo-mar-kale-dhageysaneysa-dacwad-la-xariirta-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-racfaanka-oo-mar-kale-dhageysaneysa-dacwad-la-xariirta-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Racfaanka oo mar kale dhageysaneysa dacwad la xariirta musuq-maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Muqdusho(SONNA):-Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto sarakiil katirsan Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo la xariirta Musuq maasuq.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Saciid Cali Maxamed ayaa sheegay in dib loo dhigay su&#8217;aalo weydiinta eedeysane Cabdullaahi Cosoble oo xaalad cafimaad darteed u taagnaan waayay xilliga Su&#8217;aalo weydiinta kana mid ah edeysanayaasha.<\/p>\n<p>Sidoo kale qareennada u doodayo Eedaysanyasha ay soo bandhigo qoraalo ay ku difaacayaan Muwakiliintooda oo ay shegeen in aysan galin dambiyada lagu soo Eedeeyay.<\/p>\n<p>Qareen Cabduqaadir Maxamed oo ah qareenka Eedeysane Cumar ayaa ka hadlay eedaha dambi ee loo heysto muwakilkiisa.<\/p>\n<p>Avv Maxamed Xasan oo qareen u ah eedeysane Cabdullaahi Cosoble ayaa ka hadlay difaaca eedaha loo soo jeediyay.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240204_115122_763.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdusho(SONNA):-Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto sarakiil katirsan Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo la xariirta Musuq maasuq. Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Saciid Cali Maxamed ayaa sheegay in dib loo dhigay su&#8217;aalo weydiinta eedeysane Cabdullaahi Cosoble oo xaalad cafimaad darteed u taagnaan waayay xilliga Su&#8217;aalo weydiinta kana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":507249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507248","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507248","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507248"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507252,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507248\/revisions\/507252"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}