{"id":507199,"date":"2024-02-03T14:52:32","date_gmt":"2024-02-03T11:52:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507199"},"modified":"2024-02-03T14:52:32","modified_gmt":"2024-02-03T11:52:32","slug":"guddomiyaha-hayaadda-maaraynta-masiibooyinka-oo-kulan-la-qaatay-kuxigeenka-ergayga-qm-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddomiyaha-hayaadda-maaraynta-masiibooyinka-oo-kulan-la-qaatay-kuxigeenka-ergayga-qm-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddomiyaha Haya&#8217;adda Maaraynta Masiibooyinka oo kulan la qaatay kuxigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan diiradda lagu saarayay saamayntii ka dhalatay cimiladii El-nino.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen madax ka socotay hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, ayaa looga hadlay qorshaha lagu qiimaynayo masiibidii fatahaadaha El-nino iyo saamaynta ay ku yeelatay bulshada iyo dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa qorshaha ka mid ah in ay qiimayntaan ka soo baxdo nidaamka ka soo kabashada dhibaatooyinkii ka dhashay fatahaadaha iyo hannaanka dhisidda awoodaha bulshada ee masiibooyinka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka Soomaaliya Md. Maxamuud Macallin Cabdulle iyo ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya George Conway ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan diiradda lagu saarayay saamayntii ka dhalatay cimiladii El-nino. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen madax ka socotay hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, ayaa looga hadlay qorshaha lagu qiimaynayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":507200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507199","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507201,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507199\/revisions\/507201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}