{"id":507193,"date":"2024-02-03T12:19:18","date_gmt":"2024-02-03T09:19:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507193"},"modified":"2024-02-03T12:19:18","modified_gmt":"2024-02-03T09:19:18","slug":"saamaynta-isbeddelka-cimiladu-ku-yeesho-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saamaynta-isbeddelka-cimiladu-ku-yeesho-deegaanka\/","title":{"rendered":"Saamaynta Isbeddelka Cimiladu ku yeesho deegaanka"},"content":{"rendered":"<div class=\"jeg_navbar_mobile_wrapper\">\n<div class=\"jeg_navbar_mobile jeg_sticky_nav\" data-mode=\"scroll\">\n<div class=\"jeg_mobile_bottombar jeg_mobile_midbar jeg_container dark\">\n<div class=\"container\">\n<div class=\"jeg_nav_row\">\n<div class=\"jeg_nav_col jeg_nav_left jeg_nav_grow\">\n<div class=\"item_wrap jeg_nav_alignleft\">\n<div class=\"jeg_nav_item jeg_mobile_logo\">\n<div class=\"site-title\">Muqdisho(SONNA):-Axmed Nuur Cusmaan oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha Cimilada iyo deegaanka ayaa si qoto dheer uga hadlay isbeddelka Cimilada oo dunida maanta meel kasta aad loo hadalhayo lana arkay saameyntiisa.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"post-wrapper\">\n<div class=\"post-wrap\">\n<div class=\"jeg_main jeg_double_sidebar\">\n<div class=\"jeg_container\">\n<div class=\"jeg_content jeg_singlepage\">\n<div class=\"container\">\n<div class=\"row\">\n<div class=\"jeg_main_content col-md-6\">\n<div class=\"jeg_inner_content\">\n<div class=\"entry-content no-share\">\n<div class=\"content-inner \">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay isbeddelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.<\/div>\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":raj:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201dIsbeddelka Cimiladu, waa isbbedel ku dhacay Oogada dhulka ama hawada dhulka ku dahaaran taas oo saameyn ku yeelatay heer-kulka hawadaas kor u kacdo, taas oo sabab u ah isticmaalka shidaalka iyo xaalufinta dhirta iyo warshadaha qiiqa ay ku sii daayaan hawada,\u201d ayuu yiri Aqoonyahan Axmed Nuur Cusmaan.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in markii ugu horeysay seynisyahanadu ay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo marka loo eeggo isbeddelka Cimilada, islamarkaana ay go\u2019aansadeen in ay la hadlaan dadka go\u2019aannada masiiriga ah gaara si loo yareeyo qiiqa ay sii daayaan warshadaha, taas oo wasaqeyneysa hawada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201dWaxaa markii ugu horeysay dhibaatadan ogaaday seynisyahanada, seynisyahanada markii ay ogaadeen, iyagoo meel kala duwan jooga ayay waxay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo, markii isku yimaadeen oo ay iswareysteen waxaa u soo baxday in ay dadka la hadlaan gaar ahaan dadka go\u2019aannada masiiriga ah gaara dadka siyaasiyiinta ah iyo dad maalqabeenada ah ee warshadaha leh in ay arrintaan u sheegaan oo ay yiraahdaan in arrintaan wax laga qabtaa oo qiiqaan hawada lagu sii deynayo la yareeyo,\u201d.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ugu dambeyn, aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan, ayaa kula taliyay Dowladda federaalka in ay ku dadaasho hoos u dhigidda Carbon dioxide-ka iyo in ay xoogga saarto siyaasadda lagula dagaallamayo waxyaabaha keenna isbeddelka Cimilida, wuxuu dhanka kale, shacabka Soomaaliyeed baaq u jeeediyay, maaddaama ay yihiin dadka ugu badan ee dhibaato ka soo gaareyso isbeddelka Cimilada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201d Dowladda waxaan kula talinayaa in ay aad ugu dadaasho waxyaabaha ku saabsan sida loola dagaallamayo hoos u dhigidda\u00a0 Kaar-boon Dhaay-ogsaydka ( Carbon-dioxide), si isbbedelka cimilada looga hortago in ay xoogga saarto in siyaasadda la qoro ka dibna xoogga la saaro, shacabka waxaan kula talinayaa in dhibaatada isbeddelka cimilada dadka ugu badan dhibaatada soo gaareyso in ay iyagu yihiin, waana la arkay waana la taabtay,\u201d.<\/div>\n<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":raj:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Shirar badan oo loo hadlayo isbeddelka cimilada iyo sidii wax looga qaban lahaa ayaa lagu qabtay meelo badan oo caalamka ah, kaas oo ay ka soo baxeen qodobo wax ku ool ah oo lagu yareyn karo waxyaabaha sababa isbedelka cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Axmed Nuur Cusmaan oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha Cimilada iyo deegaanka ayaa si qoto dheer uga hadlay isbeddelka Cimilada oo dunida maanta meel kasta aad loo hadalhayo lana arkay saameyntiisa. Aqooyahan Axmed Nuur Cusmaan oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay isbeddelka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":507194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507193","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507195,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507193\/revisions\/507195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}