{"id":507159,"date":"2024-02-02T08:56:53","date_gmt":"2024-02-02T05:56:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507159"},"modified":"2024-02-02T09:00:50","modified_gmt":"2024-02-02T06:00:50","slug":"kenyaqarax-gaas-oo-sababay-dhimashada-laba-qof-iyo-dhaawaca-boqolaal-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kenyaqarax-gaas-oo-sababay-dhimashada-laba-qof-iyo-dhaawaca-boqolaal-kale\/","title":{"rendered":"Kenya:Qarax gaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca boqolaal kale"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay Magaalada Nirobi, 222 kalena waxaa soo gaaray dhaawac ,kadib markii Gaari xamuul ah oo siday gaas \u00a0uu ku qarxay degmada Embakasi ,sida uu sheegay afhayeen u hadlay dowladda.<\/p>\n<p>Mr Mwaura ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay warshad gaas ,kadibna dabka uu ku fiday bakhaar lagu sameeyo dharka iyo dunta ka iyo sidoo kale guryo dabaqyo ah.<\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa warbaahinta gudaha u sheegay inay in dadka dhaawacmay ay \u00a0ku jira ugu yaraan 25 carruur ah, sida uu sheegay wargeyska Standard.<\/p>\n<p>Afhayeenka dowladda ayaa sheegay in goobta uu qaraxu ka dhacay la adkeeyay, isla markaana la sameeyay xarun talis oo gacan ka geysata isku xirka howlaha samata bixinta.<\/p>\n<p>Guryo, goobo ganacsi iyo baabuur ayaa ku waxyeeloobay dabkaasi ,waxaana dadla lagu wargeliyay in ay ka fogaadaan aagga go&#8217;doonsan si loo sameeyo howlgalka samatabbixinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay Magaalada Nirobi, 222 kalena waxaa soo gaaray dhaawac ,kadib markii Gaari xamuul ah oo siday gaas \u00a0uu ku qarxay degmada Embakasi ,sida uu sheegay afhayeen u hadlay dowladda. Mr Mwaura ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay warshad gaas ,kadibna dabka uu ku fiday bakhaar lagu sameeyo dharka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":507161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507159","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507159"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507162,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507159\/revisions\/507162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}