{"id":507156,"date":"2024-02-01T21:06:52","date_gmt":"2024-02-01T18:06:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507156"},"modified":"2024-02-01T21:06:52","modified_gmt":"2024-02-01T18:06:52","slug":"maxaa-looga-hadlay-shirka-todobaadlaha-ee-golaha-wasiirrada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxaa-looga-hadlay-shirka-todobaadlaha-ee-golaha-wasiirrada\/","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada?"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga, qorshaha la dagaallanka khawaarijta iyo ka mira dhalinta siyaasadda loo dhan-yahay.<\/p>\n<p>Golaha ayaa warbixinno ku saabsan xaaladda amni ka dhagaystay Wasiirrada amniga iyo taliyayaasha ciidanka qalabka sida, iyagoo ka war-bixiyay xaaladda guud iyo dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga, qorshaha la dagaallanka khawaarijta iyo ka mira dhalinta siyaasadda loo dhan-yahay. Golaha ayaa warbixinno ku saabsan xaaladda amni ka dhagaystay Wasiirrada amniga iyo taliyayaasha ciidanka qalabka sida, iyagoo ka war-bixiyay xaaladda guud iyo dardar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507156","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507156","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507156"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507156\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507158,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507156\/revisions\/507158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507156"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507156"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507156"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}