{"id":507131,"date":"2024-02-01T13:36:12","date_gmt":"2024-02-01T10:36:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507131"},"modified":"2024-02-01T13:37:36","modified_gmt":"2024-02-01T10:37:36","slug":"ciidanka-qaranka-iyo-saaxiibada-caalamiga-ah-oo-burburiyey-xaruntiu-kaydka-hubka-khawaarijta-ee-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-qaranka-iyo-saaxiibada-caalamiga-ah-oo-burburiyey-xaruntiu-kaydka-hubka-khawaarijta-ee-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah oo burburiyey xaruntii Kaydka Hubka khawaarijta ee Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>(SONNA):-Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka, Hay\u2019ada Nabad Sugida iyo Saaxiibada caalamka ayaa ka dhacay deegaannada kala Jacar iyo Garab la\u2019 oo ka tirsan gobalka Galgaduud.<\/p>\n<p>Howlgalka koowaad ayaa lagu burburiyey Xarun keyd hub u ahayd Khawaarijta halka midka labaad lagu beegsaday Garaash cadowga ay u yaaleen gadiid tiro badan.<\/p>\n<p>FAAH FAAHIN DHEER GOORDHOW LA SOCO<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(SONNA):-Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka, Hay\u2019ada Nabad Sugida iyo Saaxiibada caalamka ayaa ka dhacay deegaannada kala Jacar iyo Garab la\u2019 oo ka tirsan gobalka Galgaduud. Howlgalka koowaad ayaa lagu burburiyey Xarun keyd hub u ahayd Khawaarijta halka midka labaad lagu beegsaday Garaash cadowga ay u yaaleen gadiid tiro badan. FAAH FAAHIN DHEER GOORDHOW [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":479089,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507131","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507131"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507133,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507131\/revisions\/507133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}