{"id":507110,"date":"2024-01-31T20:50:16","date_gmt":"2024-01-31T17:50:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507110"},"modified":"2024-01-31T20:50:16","modified_gmt":"2024-01-31T17:50:16","slug":"wasaaradda-waxbarashada-oo-heshiis-la-saxiixatay-hayadda-samafalka-ee-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-waxbarashada-oo-heshiis-la-saxiixatay-hayadda-samafalka-ee-qatar\/","title":{"rendered":"Wasaaradda waxbarashada oo heshiis la saxiixatay hay\u2019adda Samafalka ee Qatar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Heshiiskan ayaa waxa goobjoog ka ahaa safiirka Dowladda Qatar u joogo Soomaaliya, wafdi ka socday Wasaaradda Dhaqanka Dowlada Qatar, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashda, Xoghayaha joogtada ah, Guddoomiyeyaasha Maktabadda iyo Akeedimayada iyo Maauuliyiin kale.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa waxuu ku saabsanaa sidii loo hormarin lahaa Maktabadda Qaranka iyo Guud ahaan maktabadaha Dalka, si kor loogu qaado akhriska, cilmibaarista iyo garaadka ubadka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Hashiiska ayaa dhanka Wasaaradda Waxbarashada waxaa u saxiixay Agaasimaha Akadeemiyada Qaranka halka dhanka kale uu u saxiixay Agaasimaha Xafiiska Somaliya ee Qatar charity.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Heshiiskan ayaa waxa goobjoog ka ahaa safiirka Dowladda Qatar u joogo Soomaaliya, wafdi ka socday Wasaaradda Dhaqanka Dowlada Qatar, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashda, Xoghayaha joogtada ah, Guddoomiyeyaasha Maktabadda iyo Akeedimayada iyo Maauuliyiin kale. Heshiiska ayaa waxuu ku saabsanaa sidii loo hormarin lahaa Maktabadda Qaranka iyo Guud ahaan maktabadaha Dalka, si kor loogu qaado akhriska, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":507111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507110","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507112,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507110\/revisions\/507112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}