{"id":507081,"date":"2024-01-31T15:07:37","date_gmt":"2024-01-31T12:07:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507081"},"modified":"2024-01-31T15:07:37","modified_gmt":"2024-01-31T12:07:37","slug":"mareykanka-oo-mar-kale-taageeray-midnimada-dhuleed-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-mar-kale-taageeray-midnimada-dhuleed-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo mar kale taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Molly Phee ayaa sheegay in dalkiisu uu Midowga Afrika, IGAD, iyo ururrada kale ee caalamiga ah la wadaagayo aragtida ah in la \u00a0ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaan walaac ka qabnaa in heshiiska is-afgarad ee la soo jeediyay uu wax weyn u dhimi karo halganka aan wadaagno ee sidoo kale Itoobiya ay uga qeybqaadaneyso \u00a0la dagaalanka Al-shabaab iyo saameynta xun ee ay ku leedahay dadka Soomaaliyeed ayuu yiri kaaliyaha xoghayaha.<\/p>\n<p>Kaaliyaha ayaa xusay in uu\u00a0 taageersan yahay \u00a0wada-hadallada u dhexeeya dadyowga Soomaaliya iyo Somaliland ,kaas oo ku saabsan in mustaqbalka ay wadaagaan arrimahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Molly Phee ayaa sheegay in dalkiisu uu Midowga Afrika, IGAD, iyo ururrada kale ee caalamiga ah la wadaagayo aragtida ah in la \u00a0ixtiraamo madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Waxaan walaac ka qabnaa in heshiiska is-afgarad ee la soo jeediyay uu wax weyn u dhimi karo halganka aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":507083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507081","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507082,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507081\/revisions\/507082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}