{"id":507009,"date":"2024-01-30T12:02:49","date_gmt":"2024-01-30T09:02:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=507009"},"modified":"2024-01-30T12:02:49","modified_gmt":"2024-01-30T09:02:49","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-imf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-imf\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxa Hay&#8217;adda IMF"},"content":{"rendered":"<p>Rome-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Hay&#8217;adda IMF Kristalina Georgieva.<\/p>\n<p>Mrs, Georgieva ayaa bogaadisay dadaalada horumarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay ku talaabsatay.<\/p>\n<p>Waxay si gaar ah u xustay isbadalada dowladdu ay qaadday kuwaas oo dhaqaalaha dalka sare loogu qaadayo laguna dhimayo saboolnimada islamarkaana lagu xoojinayo heyadaha dowlada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rome-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Hay&#8217;adda IMF Kristalina Georgieva. Mrs, Georgieva ayaa bogaadisay dadaalada horumarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay ku talaabsatay. Waxay si gaar ah u xustay isbadalada dowladdu ay qaadday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-507009","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=507009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/507009\/revisions\/507011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=507009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=507009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=507009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}