{"id":506998,"date":"2024-01-30T10:25:10","date_gmt":"2024-01-30T07:25:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506998"},"modified":"2024-01-30T10:31:57","modified_gmt":"2024-01-30T07:31:57","slug":"soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-iska-kaashanaya-arrimaha-difaaca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-talyaaniga-oo-iska-kaashanaya-arrimaha-difaaca\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya arrimaha difaaca"},"content":{"rendered":"<p>Rome-(SONNA)-Wasiirka gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Rome ee xarunta dalka Talyaaniga waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Guido Crosetto.<\/p>\n<p>Labada mas&#8217;uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo xoogin lahaa wada shaqeynta labada wasaaradood ee arrimaha Difaaca.<\/p>\n<p>Dowladda Talyaanigu waxay ka mid yahay saaxiibbada naga taageera difaaca iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rome-(SONNA)-Wasiirka gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Rome ee xarunta dalka Talyaaniga waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Guido Crosetto. Labada mas&#8217;uul ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo xoogin lahaa wada shaqeynta labada wasaaradood ee arrimaha Difaaca. Dowladda Talyaanigu waxay ka mid yahay saaxiibbada naga taageera difaaca iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":507003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506998","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":507000,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506998\/revisions\/507000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}