{"id":506959,"date":"2024-01-29T14:14:20","date_gmt":"2024-01-29T11:14:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506959"},"modified":"2024-01-29T14:58:02","modified_gmt":"2024-01-29T11:58:02","slug":"ku-simaha-wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-nuqul-ka-mid-ah-warqadaha-aqoonsiga-danjirnimo-ka-guddoomay-madaxa-hawlgalka-igad-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ku-simaha-wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-nuqul-ka-mid-ah-warqadaha-aqoonsiga-danjirnimo-ka-guddoomay-madaxa-hawlgalka-igad-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo warqadaha aqoonsiga Danjirnimo ka guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN):-Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Madaxa IGAD ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Maxamuud Cabdi Axmed ayaa hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga iyo dhinacyada Hourmarineed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur goblleedka IGAD.<\/p>\n<p>Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa guul u rejeeyay mas\u2019uulka cusub ee IGAD in uu ku guuleysto xilka loo magacaabay, si sare loogu qaado xiriirka wadashaqeyneed ee dhow ee Soomaaliya iyo IGAD.<\/p>\n<p>Warbaahinta Qaranka ayuu la hadlay markii warqadaha aqoonsiga Danjire laga guddoomay Madaxa hawlgalka IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamuud Cabdi Axmed oo sheegay in uu Adkeyn doono Xiirarka, Iskaashiga, iyo horumarinta dhaqan dhaqaale ee urur gobolleedka IGAD iyo Somalia.<\/p>\n<p>Xog-hayaha Fulinta Urur Gobaleed IGAD, Danjinre Dr. Workneh Gebeyehu ayaa 26 November 2023 u soo magacaabay Madaxa hawlgalka IGAD ee Soomaaliya (IGAD Head of Mission to Somalia) Danjire Maxamuud Cabdi Axmed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-506964\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0070-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0070-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0070-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0070-860x484.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0070.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-506965\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0068-258x300.jpg\" alt=\"\" width=\"258\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0068-258x300.jpg 258w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0068-768x893.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0068-860x1000.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0068.jpg 879w\" sizes=\"auto, (max-width: 258px) 100vw, 258px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-506966\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0069-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0069-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0069-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0069-860x484.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/IMG-20240129-WA0069.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONN):-Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Madaxa IGAD ee Soomaaliya. Danjire Maxamuud Cabdi Axmed ayaa hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga iyo dhinacyada Hourmarineed ee Dowladda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506959","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506959"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506967,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506959\/revisions\/506967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}