{"id":506945,"date":"2024-01-29T11:23:40","date_gmt":"2024-01-29T08:23:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506945"},"modified":"2024-01-29T11:24:22","modified_gmt":"2024-01-29T08:24:22","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-magacaabay-wasiira-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-magacaabay-wasiira-cusub\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiira Cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka xukuumaadda Soomaaliya ayaa loo magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye),sidoo kale wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeenta Soomaaliya ayaa isna loo.magacaabay Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay).<\/p>\n<p>Ismail Abdirahman Sheikh Bashir ayaa laga qaaday xilka wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeenta,halka\u00a0Maxamed Madoobe Nunow aya isna laga qaaday xilka wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-506946\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1706515455210-288x300.jpg\" alt=\"\" width=\"288\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1706515455210-288x300.jpg 288w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1706515455210.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 288px) 100vw, 288px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-506947\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1706515452296-288x300.jpg\" alt=\"\" width=\"288\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1706515452296-288x300.jpg 288w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/FB_IMG_1706515452296.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 288px) 100vw, 288px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiirrada Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha Guud. Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka xukuumaadda Soomaaliya ayaa loo magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye),sidoo kale wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeenta Soomaaliya ayaa isna loo.magacaabay Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay). Ismail Abdirahman Sheikh Bashir ayaa laga qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506948,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506949,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506945\/revisions\/506949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}