{"id":506925,"date":"2024-01-29T08:59:54","date_gmt":"2024-01-29T05:59:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506925"},"modified":"2024-01-29T09:03:18","modified_gmt":"2024-01-29T06:03:18","slug":"howlgal-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-beegsaday-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-beegsaday-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta-2\/","title":{"rendered":"Howlgal dhinaca cirka ah oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah\u00a0 ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu laayay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Khawaarij markale xalay ka fuliyay magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa lagu beegsaday laba gaari oo ay saarnaayeen Horjoogayaal Khawaarij ah oo aad loo doon doonayay.<\/p>\n<p>Saacadihii la soo dhaafay waxaa la kordhiyay Howlgallada dhanka cirka ah Ee lagu beegsanayo kooxaha naf la caariga ah ee caadeystay gumaadka Shacabka Soomaaliyeed, waxaana la qaarijiyay maleeshiyaad badan.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240129_085647_180.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah\u00a0 ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu laayay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Khawaarij markale xalay ka fuliyay magaalada Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan. Howlgalka ayaa lagu beegsaday laba gaari oo ay saarnaayeen Horjoogayaal Khawaarij ah oo aad loo doon doonayay. Saacadihii la soo dhaafay waxaa la kordhiyay Howlgallada dhanka cirka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":506809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506925","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506925"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506930,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506925\/revisions\/506930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}