{"id":506896,"date":"2024-01-28T17:22:13","date_gmt":"2024-01-28T14:22:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506896"},"modified":"2024-01-28T17:22:13","modified_gmt":"2024-01-28T14:22:13","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-roma-kaga-qeybgalay-shirja-talyaaniga-iyo-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-roma-kaga-qeybgalay-shirja-talyaaniga-iyo-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Roma kaga qeybgalay shirja Talyaaniga iyo Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Roma-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli doonaan Madasha Talyaaniga iyo Afrika, oo ah shir muhiim ah oo ay isugu imaanayaan madax ka kala socota Afrika iyo Yurub.<\/p>\n<p>Shirkan waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ka jeedin doonaa khudbad uu diiradda ku saarayo iskaashiga dhaqaale, fududeynta isu-socodka iyo arrimaha amniga, sidoo kale, waxa uu ku soo bandhigi doona muhiimadda xasilloonida gobolka, ixtiraamka mabaadi\u2019da madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalalka, isagoo si gaar ah u dul istaagi doona xad-gudubka ka dhanka madax-bannaanida Soomaaliya ee dhawaan ay Itoobiya ku dhiirratay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iftiimin doona dadaalka aan kala joogsiga lahayn ee Soomaaliya ay ugu jirto la dagaallanka argagixisada iyo dib u dhiska ciidamada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa shirku inta uu socdo waxa uu kulammo labo geesood ah la qaadan doonaa madax iyo mas\u2019uuliyiin ay ka mid yihiin;<\/p>\n<ol>\n<li><em>Mudane Azali Assoumani, Madaxweynaha dalka Comoros, ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika.<\/em><\/li>\n<li><em>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto.<\/em><\/li>\n<li><em>Madaxweynaha dalka Eritrea Mudane Isaias Afwerki.<\/em><\/li>\n<li><em>Agaasimaha Maamulka ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) Marwo Kristalina Georgieva,<\/em><\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506897\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1894\" height=\"1263\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1.jpg 1894w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-1-1-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1894px) 100vw, 1894px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506898\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1371\" height=\"914\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2.jpg 1371w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/xasan-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1371px) 100vw, 1371px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roma-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay kaga qeyb-geli doonaan Madasha Talyaaniga iyo Afrika, oo ah shir muhiim ah oo ay isugu imaanayaan madax ka kala socota Afrika iyo Yurub. Shirkan waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ka jeedin doonaa khudbad uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":506898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1161],"class_list":{"0":"post-506896","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-roma-kaga-qeybgalay-shirja-talyaaniga-iyo-afrika"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506896\/revisions\/506899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}