{"id":506808,"date":"2024-01-27T20:57:43","date_gmt":"2024-01-27T17:57:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506808"},"modified":"2024-01-27T20:57:43","modified_gmt":"2024-01-27T17:57:43","slug":"howlgal-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-beegsaday-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-beegsaday-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka Sh\/dhaxe iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Gaari ay la socdeen maleeshiyada argagixisada ah ayaa lagu burburiyay howlgal maqribnimadii caawa ka dhacay Deegaanka Cali Hayle ee Galgaduud, waxaana gaariga saarnaa hor-joogayaal ka tirsan nabadiidka.<\/p>\n<p>Saacadihii la soo dhaafay waxaa la kordhiyay Howlgallada dhanka cirka ah Ee lagu beegsanayo kooxaha naf la caariga ah ee caadeystay gumaadka Shacabka Soomaaliyeed, waxaana la qaarijiyay maleeshiyaad badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka Sh\/dhaxe iyo Galgaduud. Gaari ay la socdeen maleeshiyada argagixisada ah ayaa lagu burburiyay howlgal maqribnimadii caawa ka dhacay Deegaanka Cali Hayle ee Galgaduud, waxaana gaariga saarnaa hor-joogayaal ka tirsan nabadiidka. Saacadihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":506809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1158],"class_list":{"0":"post-506808","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-howlgal-dhinaca-cirka-ah-oo-lagu-beegsaday-horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506810,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506808\/revisions\/506810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}