{"id":506798,"date":"2024-01-27T20:19:36","date_gmt":"2024-01-27T17:19:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506798"},"modified":"2024-01-27T20:20:06","modified_gmt":"2024-01-27T17:20:06","slug":"wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-tika-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-tika-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hey\u2019adda TIKA ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Macallin Maxamuud ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda Hey\u2019adda TIKA ee Turkiga.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ku saabsanaa sagootin loo sameynayay madaxii hore ee Hey\u2019adda TIKA Mudane \u0130lhami TURUS iyo soo dhaweynta madaxa cusub ee hey\u2019adda TIKA Mudane Zafer E\u015eK\u0130.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan ay hey\u2019adda TIKA ka heyso dalka, waxaa uu sidoo kale uga mahadceliyay dadaalka hagar la\u2019aaneed ee ka geysato Hey&#8217;adda TIKA arrimaha dib u dhiska dalka iyo taageerada hey&#8217;adaha caddaaladda iyo asluubta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ka faalooday xiriirka iyo iskaashiga 12 sano ka hor soo bilowday ee miro dhalay, isagoo qeyb ka ahaa dib u soo nooleynta xiriirka labada dal. Waxaa uu sidoo kale u mahadceliyay dowladda iyo shacabka Turkiga, isagoo bogaadiyay\u00a0 garab istaaggooda Soomaaliya, waxaa uu si weyn uga faalooday qoto dheerida xiriirka qadiimiga ee u dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506799\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1476\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1-300x216.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1-1024x738.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1-768x554.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1-1536x1107.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-1-860x620.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506800\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1064\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2-300x156.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2-1024x532.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2-768x399.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2-1536x798.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-2-860x447.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506801\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506802\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1158\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4-300x170.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4-1024x579.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4-768x434.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4-1536x869.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-4-860x486.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506803\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1414\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5-300x207.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5-1024x707.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5-768x530.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5-1536x1061.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-5-860x594.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506804\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1474\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6-300x216.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6-1024x737.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6-768x553.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6-1536x1106.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-6-860x619.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506805\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-7-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-506806\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1150\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/01\/Wasiirka-Caddaaladda-XFS-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-TIKA-ee-Soomaaliya-8-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Macallin Maxamuud ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda Hey\u2019adda TIKA ee Turkiga. Kulanka ayaa ku saabsanaa sagootin loo sameynayay madaxii hore ee Hey\u2019adda TIKA Mudane \u0130lhami TURUS iyo soo dhaweynta madaxa cusub ee hey\u2019adda TIKA Mudane Zafer E\u015eK\u0130. Wasiirka ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":506805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1157],"class_list":{"0":"post-506798","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-caddaaladda-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-heyadda-tika-ee-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506807,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506798\/revisions\/506807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}