{"id":506758,"date":"2024-01-26T20:58:43","date_gmt":"2024-01-26T17:58:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=506758"},"modified":"2024-01-26T20:58:43","modified_gmt":"2024-01-26T17:58:43","slug":"ciidamada-jabhadda-amxaarada-oo-kaabiga-ku-haya-caasimada-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-jabhadda-amxaarada-oo-kaabiga-ku-haya-caasimada-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Ciidamada jabhadda Amxaarada oo kaabiga ku haya caasimada Addis ababa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdish,(SONNA):-Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93km u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno ka tirsan Jabhadda.<\/p>\n<p>Dagaalamayaasha Jabhadda Amxaara ayaa hadda Kaabiga ku haysa magaaladda Addis Ababa ee uu ku shaqeeyo R\/wasaare Abiy Axmed.<\/p>\n<p>Gobalka Maamulka Axmaarada ayaa waxaa ka socda kacdoonkii ugu xoogganaa, waxaa laga maqlayay rasaas dabaal deg u muuqatay markii uu is casilay R\/wasaare ku xigeenkii Itoobiya ahaana wasiirkii Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p>Source: Amhara News Service<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdish,(SONNA):-Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93km u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno ka tirsan Jabhadda. Dagaalamayaasha Jabhadda Amxaara ayaa hadda Kaabiga ku haysa magaaladda Addis Ababa ee uu ku shaqeeyo R\/wasaare Abiy Axmed. Gobalka Maamulka Axmaarada ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":506759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-506758","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=506758"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":506760,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/506758\/revisions\/506760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/506759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=506758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=506758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=506758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}